Waxeey ila wadaageen sida ay uga walaacsanyihiin marxaladda adag ee Dalku uu marayo gaar ahaan Arrimaha murugsan ee doorashooyinka.
Waxaa kale oo ay walaac wayn ka muujiyeen ku tagrifalka awoodda Dawladnimada iyo arimaha la xiriira xadgudubyada hantida guud ee Qaranka lagula kacayo.
waxaan lawadaagay sida ay nooga go’antahay in aan ka shaqayno sidii looga gudbinlahaa Dalka xilligaan adag loona helilahaa nidaam doorasho oo heshiis lagu yahay waqtigeedana ku dhacda.






