Waxaan waqti la qaatay carruurta Agoonta Booliska Soomaaliyeed oo aan u kuur galay xaaladdooda waxbarasho & Daryeelka ay helaan. Bulshadeenna waxaan ka codsanayaa caawinta agoonta meel walba oo ay joogaan, gaar ahaan kuwa ay waalidkood difaaca qaranka u dhinteen.



