๐๐๐ฆ๐ ๐๐๐๐๐,
๐ซ๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐น๐ธ๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ ๐ฎ๐ฟ๐ ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐ฎ๐น๐ฎ-๐ด๐๐๐ฟ๐ธ๐ฎ.
Waxaan maanta shacabka Soomaaliyeed la wadaagnay xaaladda adag ee dalku ku jiro, gaar ahaan caqabadaha ka jira dhinacyada Siyaasadda, Amniga, Dhaqaalaha, Geeddi-socodka doorashooyinka iyo Musuqa balaaran ee xargaha goostay. Ujeeddadu waxay ahayd in si hufan loo muujiyo duruufaha jira, loona dhiirrigeliyo wada-tashi iyo xal waara oo ku saleysan danaha guud ee qaranka.











